Waxaa Tacsi loo dirayaa dhamaan Ilma Ismaciil Wayrax geerida ku timid Hooyadood Marxuumad Faadumo Faarax Jaamac oo Xalay ku geeriyootay Magaalada Maalmo ee Dalka Sweden.
Waxaan Illaahay uga baryeynaa Marxuumada Jano waarta iyo dambi dhaaf iyo in Illaahay samir ka siiyo dhamaan ehelka.
Aaaamiiin Aaaamiiin
Waxaa kaloo loo tacsiyeynayaa dhamaan Ehelka iyo Asxaabta.
Waxaa nasoo gaarsiiyey tacsida
Sheikh Cabdiqani Ismaaciil Wayrax