Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking –Soomaaliland oo qaadey Talaabo kale oo mar kale Jawaabtay ” Cid isticmaali karta Astaanta Qaranka Soomaaliyeed ee Internetka Dod So Ma jirto Gudaha Soomaaliland

$
0
0

Kadib markii maalmahaan uu cirka ku aloosmay Xiriirka Muqdisho iyo Hargeysa ayaa labada dhinac hadalo kulul oo jawaab Celina ay hawada isu mariyeen.

Furitankii Kalfadhiyada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Madaxweyne Farmaajo wuxuu si cad u sheegay in cid aysan iyagu amarsiin mooyee cid kale aysan wax heshiisa lagai Karin Dal ama Shirkado shisheeye.

Soomaaliland ayaa durba waxay shaaciyeen in ay hakiyeen Wadahadaladii labada dhinac u socdey ee looga wada hadlayay Qaranimada labada dhinac.

Maanta ayay mar kale Soomaaliland soo jawaabtay iyagoo markan Manuucay in Soomaaliland laga isticmaalo astaanta Qaranka Soomaaliya ee Internetka .So, Wasaarada Isgaarsiinta Soomaaliland ayaa soo saartay Wareegto lagu manuucayo Astaantaad.

Hoos ka Daawo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508