Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi – Ing Bashiir Maxamed Xaaji Xuseen oo Gaalkacyo lagu diley 26 feberaayo

$
0
0



Waxaa tacsi guud loo dirayaa dhamaan Qoysks Reer Xaaji xuseen geerida ku timid Marxuum Alla ha u naxariistee Bashiir Maxamed Xaaji Xuseen oo loo yaqaanay Bashiir Baafaan,

Marxuumka oo ahaa Injineer dhismaha ayaa axsdii lagu diley Gaalkacyo.

Waxaan illaahay Uga baryaynaa Marxuumka Jano waarta iyo dambi dhaaf

Aamiiin Aaamiin.

Jaaliyada Puntland ee Denmark ayaa sigaara ugu tacsiyeynaysa qoyska reer xaaji xuseen geeridaa ku timid marxuum Bashiir Bafaan Geerida ku timid Walaalkood,

Illaahay samir haka siiyo dhamaan Ehelka iyo Asxaabta , Marxuumkana ilaahay haka waraabiyo Janatul Fardowsa.

Aaaamiin Aaaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles