CADAAWADA JABUUTI
Dawlada Jabuuti oo sheegtay in ay sababta ay xiriirka ugu jareen Shirkada Emaaradka ee DP WORLD ay tahay iyagoo maalgalin iyo horumar u sameynaya Dekado tartan ka dhaxeeyo oo ku yaal gobolka geeska Africa oo ah Dekada Bosaaso iyo Berbera