Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar ayaa booqasho shaqo wuxuu ku joogaa Magaalada Nairobi, waxaana halkaas kusoo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Kenya.
Madaxweyne Cabdi, Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa intii ku sugan yahay Kenya wuxuu la kulmi doonaa Jaaliyada Itoobiya ee Dalka Kenya ku sugan.
Madaxweynaha ayaa wuxuu hada la kulmay Wakiilka Hay”adacQaxootiga Aduunka u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Afey iyo Siyaasiyiin ka mid ah Siyaasiyiinta Kenya ee kasoo jeeda DmGobolka Waqooyi Bari Kenya.
Puntlandi
Nairobi