Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis Shaqooyin ka banaanka Warbaahinta Puntlandi (Garowe iyo Gaalkacyo)

$
0
0

Warbaahinta Puntlandi waxay soo bandhigaysaa labo shaqo oo ka banaan, tasoo loo baahan yahay Sida ugu dhakhsaha badan, Wixii macluumaad ah Hoos ka daalaco.

Labada Shaqo ee banaan waa

1– Hal Shaqo oo ah Suuqgeyta/ Marketing
2- Wariye ka Howlgala Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda

Shaqada kowaad; Suuqgaynta/Marketing

Warbaahinta Puntlandi waxaa ka banaan shaqo Suuqegeynta ah(Marketing ) , Shaqadaadu waxay ahaaneysaa inaad suuq eysid Puntlandi qaybtiisa Xayaysiinta, inaad la xiriirid Shirkadaha Dowliga ah iyo kuwa gaarka looleeyahay ee u baahan suuqaynta, Waxaad la shaynaysaa Koox ka kooban Wariyaal iyo Masuuliyiinta kale ee Puntlandi Dalka gudiisa.

 

Sharuudaha

  1. Waa inaad ku hadashaa English aadna  qori kartaa.
  2. Waa inaad degan tahay Garowe
  3. Waa inaad tahay shaqsi Masuul ah oo la macaamiili kara Macaamiisha./Qof furfuran.

Mushaarka iyo qaabka shada waa laga wada hadlayaa, Qaybta hoose ee bogaan ayaa ka helaysaa qaabkaad usoo dalbaneyso shaqadaan, Xasuuso inaad codsigaaga Ciwaan ugasoo dhigto Marketing/Suuqgeynta

 

Wariyaha Sharuudaha looga baahan  baahan yahay(Gaalkacyo)

  • Waa inaad heysataa khibrad ugu yaraan 5 sano ah oo aad kasoo shaqaynaysay Warbaahinta noocey doonto ha ahaatee.
  • Waa inaad degantahay Gaalkacyo
  • waa inaad heysataa khibrad ah inaad isticmaali karto website-ka. HTML , worlpress ama FTP
  • Wariyaha heysta Qalabkiisa tixgalinta kowaad ayuu yeelanayaa markaan kala dooraneyno codsiyada nasoo gaara, laakiin Sharuud Ma ahan.

  • Waa in Wariyuhu uu yahay shaqsi Masuul ah oo qof damiin ah  la yimaadaa, Qodobkaan waa muhiim.

Dhanka Warbaahinta Puntlandi.com

Warbaahinta Puntlandi waxay tixgalin muhiim ah siiyaan Guud ahaan Howlwadeenada, waxaan ku Dadaalka in Shaqaalaha Warbaahintayada aan sare u qaado tayadooda shaqsiyeed iyo mid shaqaba.

Shaqaalaha cusub wuxuu ku shaqeeyaa heshiis gaara oo 4 bilood ah markaas kadib Ayaan qiimeynaa in aan siiwadno wada shaqaynta iyo kamid ahaanshaha Bahda Puntlandi.

Mushaarka  waa  lagawada hadlayaa.

Hadaad daneynayso noogusoovdir codsigaaga iyo CV-gaaga

garowe@puntlandi.com

Wixii su’aal ah lasoo Xiriir Xafiiskayaga Garowe

Cabdiwali Shiekh, Wakiil Puntlandi

Phone Number:-  0907734632


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles