Koobka Horyaalka Qaramada Yurub oo meel bartame ah hada maraya ayaa waxaa dardar lasoo baxay kooxaha Island iyo Belgium.
Belgium waxay horey usoo garaaceen Dalka Hungary waxayna hadda ku aadan yihiin Portugal.
Coyaarihii maanta oo isniin ah waxay ahaayeen kuwo xiiso badan, Ingiriiska ayaa cashar lama ilaawaan ah loo dhigay kadib markii ay kooxda Qaranka Island ay 2-1 uga badisay.
Island waxay ku aadan yihiin Fransiiska oo Ciyaaraha sanadkaa EURO2016 iyagu marti galiyey.
Ciyaartii hore ee masnta duhurkii waxay dhexmartay Qaramada Spain iyo Italy, Waxaana 2-0 ku badiyey Xulka Qaranka Talyaaniga. Talyaanigu waxay fooda isdari doonaan Jarmalka.
Puntlandi.com