Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

41 Qof ayaa ku geeriyooday Weerarkii Istanbul, Soomaali kuma jiraan

$
0
0

Weerarkii xalay lagu qaadey Garoonka Diyaaradaha Istanbul ayaa dhimashadu gaartey 41 Qof halka dhaawucu isna yahay 239.

Sacuudiyiin 5 Qof, Ciraaq 2 Qof iyo Halhal qof oo ka kala yimid Shiinaha, Ukrain, Tuuniisiya, Jordan, Usbakistaan iyo Iran.

Dadka dhintey inta kale waa Turki.

Dadka dhintey iyo kuwa dhawacmey kuma jiraan Dad Soomaali ah laakiin xiliga weerarku dhacayey Soomaali dhowra oo safar ah ayaa ku sugnaa Garoonka.

Puntlandi.com
Istanbul


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles