Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweynihii hore ee Turkiga Cabdullah Gül “Afrika ma joogno Shacabka iyo Dumuquraadiyada ayaa guuleysanaya”

$
0
0

Abdullah GülMadaxweynihii hore ee Turkiga Cabdullah Gül ayaa muujiyey sida uu ugusoo hor jeedo falka ay wadaan Ciidanka Turkiga ee Afgambiyey xukuumadii Dalka, wuxuuna yiri Cabdullah Gül “Ma joogno Afrika, waxaa guulaysanaya Shacabka Turkiga iyo Dimoqoraadiyada Turkiga”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Turkiga ayaa isna sheegey in dhamaan xubnaha Baarlamaanka ay kasoo horjeedaan afgambiga Ciidanku wadaan, wuxuuna raaciyey waxaan nahay hal , halmeel ugasoo horjeeda sharci darada socota.

Xarunta TV-ga iyo Radio-ga Qaranka ayaa lagusoo waramayaa in dagaa culus ka socdo, Ciidan daacad u ah Xukuumada ayaa difaacaya xarunta, waxaana goor dhaweyd laga maqlayay qarax xoogan.

wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com
Istanbul


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles