Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Raysal wasaaraha Canada iyo Xildhibaanka Soomaaliyeed ee Baarlamaanka Canada oo Soomaalida ugu hambalyeeyey 1 Luuliya

$
0
0

Canada
Raysal wasaaraha Canada Justin Pierre James Trudeau iyo PM Axmed Xuseen oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Kanada ayaa si wada jir ah ulla hadley Shacabka Soomaaliyeed ee Reer Canada iyagoo ugu hambalyeeyey Maalinta qadarinta ka mudan Soomaaliya ee 1 Luuliya oo ah maalinta Xoriyada Soomaaliya.

Hoos ka Daawo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles