Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Puntland maxay ka tiri Go’aankii Madaxweyne Xasan Sheikh

Shalay wuxuu Madaxweyne Xasan Sheikh soo saaray Wareegto uu ku ansixiyey Xeer ka Deerashada iyadoon loo baahneyn Codka Baarlamaanka Federaalka. Jubbaland way taageertey Go’aanka Madaxweynaha waxayna ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tahniyad Aroos–Xasan Sheikh Maamed (Shaati Cade) iyo Asiyo Maxamed Warsame...

Jaaliyada Puntland ee Waqooyiga Denmark waxay tahniyad kal iyo laaba u dirayaan Xasan Sheikh Maxamed Cali Bare (Shaati Cade) oo ku aqal galay Magaalada Gaalkacyo. Shaati Cade iyo Marwadiisa Asiyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Xildhibaan Cabdi Bare Yuusuf Jabril “Waan soo dhaweynayaa Go’aankii...

Xildhibaan Cabdibare Yuusuf Jabriil oo la Waraysi siiyey BBC Soomaali ayaa soo dhaweeyey go’aankii Madaxweyne Xasan uu ku fara maroorsadey Baarlamaanka Federaalka. “Xildhibaanada Federaalka qaar ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Minneapolis– Abdi Warsame iyo Tarjubaanada Somaaliyeed Oo Guul Weyn Soo Hoyay

Minneapolis: Gudoomiyaha degmada 6’aad Mudane Abdi Warsame ayaa labadii isbuuc lasoo dhaafay dedaal dheer u galay inuu hor-istaago sharciga (SF2177) oo horyaalay labada aqal ee sharci dejinta gobolka...

View Article

Toos u daawo Shirka Hogaanka Dhaqanka Soomaaliyeed oo Qardho ka socda

Waxaa Magaalada Qardho ka firmay Shirka Hogaanka Dhaqanka Soomaaliyeed oo Boqor Burhaan Boqor Muuse uu Gogoshiisa Dhigay. Waxaa shirka kasoo Qayb galay inta badan Hogaan dhaqameedka Soomaaliyeed. HADA...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka Hogaanka Dhaqanka Soomaaliyeed oo Qatdho ka socda(Sawiro)

Shirweynihii ugu horeeyey ee ay isugu yimaadaan in ka badan 96 Hogaamiye dhaqameed ayaa masnta wuxuu ka furmey Xarunta Boqorka guud ee Daarood Magaalada Qardho. Kulankan oo ah kii noociisa ee ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiro Shirka Hogaanka Dhaqanka Soomaaliyeed uga socda Qardho iyo...

View Article

Kenyan Forces killed 20 Al-Shabaab militants in Southern Somalia

Kenya Defence Forces (KDF) troops killed 21 Al-Shabaab militants in Hawina, Somalia, on Monday. The dead include a junior-level commander Salad Bart, who is believed to have been in-charge of the...

View Article


Tacsi Marxuumad Cubtan Yaasiin C. Keenadiid oo Jedah Sacuudiga ku geeriyootay

Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun Waxaa Magaalada Jedah ee Dalka Sacuudiga ku geeriyootay Alla ha u naxariistee Cubtan Yaasiin C. Keenadiid, Waxaa geerida Marxuumada lagu wargalinayaa Ehelka...

View Article


Dowlada Federaalka oo sameysay Gudigii Doorashada ee Heer Federaal

Warar hoose oo Howlwadeenada Puntlandi heleen ayaa Xaqiijinaya in Dowlada Federaalku ay Magacowdey Gudiga Doorashada ee Heer Federaal. Gudiga oo ka kooban 5 Xubnood waxaa lagusoo xuley Nidaamka 4.5...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoonka Diyaaradaha Garowe oo shaqadiisu meel wanaagsan marayso (Daawo Video)

Garoonka Diyaaradaha Garowe (Garowe International Airport oo calaamadiisa Caalamiga ah noqon doonto GGR)ayaa shaqadiisu waxay maraysaa meel wanaagsan iyadoo wajigii labaad uu bilaaban doono goor dhow....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UN top court to hear Kenya-Somalia border dispute

The UN’s top court said on Thursday it would hold hearings in September into a maritime border dispute between Somalia and Kenya that may decide the fate of potentially lucrative oil and gas reserves....

View Article

Madaxweyne Gaas oo Muqdisho uga qayb galaya Shir kadibna u duulaya Dubai

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa beri u safri doona Magaalada Muqdisho oo uu uga qayb gali doono Shir looga hadlayo Horu socodka hanaanka Doorashada Ogoost iyo Septembar sanadkaan. Madaxweyne Gaas...

View Article


Faahfaahin : – M/weyne Xasan Sheekh oo shirkii madasha wadatashiga qaranka u...

Wararka ka soo baxay caasimada Puntland ee Garoowe ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas inuu  uu ambabixi doono magaalada Muqdisho,halkaas oo uu uga qayb geli doono...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dooni ay saaraayeen 350 Qoxooti ah oo ku degtay Bada u dhaxaysa Liibiya iyo...

Ciidamada Illaalada Bada ee Dalka Talyaaniga ayaa xaqiijiyey iney degtay Dooni ay saaraayeen ku dhowaad 350 muhaajiriin ah oo kusoo jeeday Yurub kuwasoo loo badinayo iney kasoo kicitimeen Xeebaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda Soomaalida oo guriga Ra’iisul Wasaaraha Quraac isugu tagay

Madaxda Soomaalida ayaa Ra’iisul Wasaare Sharmaake wuxuu Quraac ugu sameeyey gurigiisa saakoo Axad ah. Waxaana la filayaa in halkaas shirku uga bilowdo,kan dib marka ay Quraacdu dhamaato Wixii...

View Article

Gudiga Farsamada ee Doorashada oo iyana kulan u socdo

Maanta iyo Muqdisho marka lagasoo tago kulanka Madaxda Soomaalida u socda waxaa isna feer socda Kulan ay leetihiin Gudigii Farsamada oo looga arin sanayo dhinaca farsanada heshiisyadii horey loo wada...

View Article


Shirka Muqdisho uga socda Hogaamiyayaasha Soomaaliya maxaa maanta looga hadlay

Shirka Muqdisho uga socda Madaxda Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay arimo la xiriira Doorashada soo socota iyo Raodmap-ka 2020. Madaxdu waxay isla soo qaadeen qodobo noocaas ah oo aan xasaasi ahayn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faalo Xiiso leh “Gobolka Banaadir sidee hadda wax lagu siyaa ma sifo qaaraan...

Waxaa haboon in marka hore laba arimood lakala saaro oo aad moodo in la isku qaldayo, Midi waa meeqaamka Caasimada Soomaaliya meesha noqoneyso midina waa mida baryahaan taagneyd oo ah in Gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirshiid oo si cad u hor istaagey in dib loogu...

Shirka Madasha Qaran uga socda Muqdisho ayaa is afgarad laga gaarey inta badan Qodobadii maanta la isla soo qadey. Waxaa Qodobada la isla meel dhigey ka mid ah Aqalka hoose Xubnihiisa 275-ta qaabka la...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live