Shirweynihii ugu horeeyey ee ay isugu yimaadaan in ka badan 96 Hogaamiye dhaqameed ayaa masnta wuxuu ka furmey Xarunta Boqorka guud ee Daarood Magaalada Qardho.
Kulankan oo ah kii noociisa ee ugu horeeyey ayaa Isimadu waxay kawada hadlayaan Horumarinta Hogaanka dhaqan ka Soomaaliyeed iyo Doorka ay ku leeyihiin Bulshada, Waxaa iyana ka maqneyn oo lagawada hadlayaa Nanadeynta Soomaaliya iyo Dowlad wanaaga kaalinta ay Isimadu ku leeyihiin.
Boqor Burhaan ayaa Hogaamiya dhaqameedka Soomaaliyeed u dhigay Gogoshaan isagoo baaq u direy Hogaamiyayaasha dhaqan ka soomaaliyeed iney kasoo qayb galaan Gogosha Qardho.
Puntlandi.com
Qardho