Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Shirka Muqdisho uga socda Hogaamiyayaasha Soomaaliya maxaa maanta looga hadlay

$
0
0

Shirka Muqdisho uga socda Madaxda Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay arimo la xiriira Doorashada soo socota iyo Raodmap-ka 2020.

Madaxdu waxay isla soo qaadeen qodobo noocaas ah oo aan xasaasi ahayn kuwasoo si guud loo dul maray.

Shirka wajigiisa beri oo gabagabada shirka ah waxaa la iskusoo qaadi doonaa Aqalka sare iyo saameynta uu Gobolka Banaadir ku yeelan doona, maanta haba yaraatee la isla masoo qaadin Ajandaha Gobolka Banaadir.

Sida Puntlandi Xogta ku hayo Maamulada qaar waxay horey u muujiyeen in aysan sinaba dib ugu noqoneyn heshiiskii horey loo gaarey wax ka baxsan, Waxayna u arkaan Xamar iney wax la qayb saneyso 16 kursi ee ay Aqalka sare ka heleen koonfurta Mudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Shabellaha dhexe.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles