Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa beri u safri doona Magaalada Muqdisho oo uu uga qayb gali doono Shir looga hadlayo Horu socodka hanaanka Doorashada Ogoost iyo Septembar sanadkaan.
Madaxweyne Gaas wuxuu kaloo U gudbi doonaa isniinta Dubai halkasoo uu ugu socdo kulo aad muhiim u ah balse aan la shaacin waxay ku saabsan yihiin.
Wararka ay Puntlandi helayaan waxay sheegayaan in shirka Muqdisho uu yahay mid aan horey loo shaacin oo uu yahay mid deg deg ah.
Faahfaahin ta warkaan naga filo goor dhow.
Puntlandi.com
Muqdisho