Halgankii iyo ilaalintii afka soomaaliga (Qormo kooban)
Haddii aan soo koobo halgankii loo soo maray ilaalinta afka soomaaliga, waa arin aad iyo aad u adkayd oo dhib badan laga soo maray. Qodobkaan (af soomaaliga) wuxuu ka mid yahay afartii qodob ee ugu...
View ArticleOlole cusub oo Xamar ka socda “Madaxweyne Xasan oo kasoo horjeeda dhismaha...
Sida ay Howlwadeenada Puntlandi Warar hoose ku heleen waxaa Muqdisho ka socda olole cusub oo lagu wiiqayo dhamaan heshiisyadii Madasha wadatashiga iyo sidoo kale heshiisaydii qaran ee Garoowe lagu...
View ArticleDIGNIIN DEG DEG AH –Roobab Xoogan oo Duufaan wata oo kusoo Wajahan Deegaanada...
Saadaasha hawadu waxay sheegaysaa in roobab lixaad leh oo xanbaarsan duufaano iyo daadad ay ka da’i doonaan Maalmaha soo socda qaybo kamid ah Deegaanada Puntland, Sida la saadaalinayo Roobabkaan waxay...
View ArticleTacsi—Marxuum Bashiir Axmed Cali Ilweyn oo Gaalkacyo ku geeriyooday
Alla naxariistii jano haka waraabiyee waxaa saaka Gaalkacyo ku geeriyooday Bashiir Ahmed Ali. Waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan Cauurtiisii, Xaaskiisii , iyo guud ahaan Qoyska Reer Cali Ilweyn....
View ArticleGudoomiye Xigeenka Baarlamaanka DF oo Bosaso laga sugayo
Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye Xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku wajahan Bosaso. Warar ay Howlwadeenada Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Booqashada Gudoomiye Xigeenka ay...
View ArticleVideo– Gudoomiyaha Degmada 6aad ee Minneaplis Abdi Warsame oo idinku casumaya...
May 12, 2016 (MINNEAPOLIS) Shir looga hadlaayo isticmaalka waraaqaha Section 8ka ayaa lagu qabanaayaa hoolka shirarka xaafada Cedar Riverside ee Brian Coyle. Section 8 ayaa ah barnaamij lagu kaalmeeyo...
View ArticleBREAKING : – Xiisad ka taagan Magaalada Marka iyo Maleeshoyaadkii heysatay...
Saaka barqadii ayaa Mar qura laga warhelay Maleeshiyaadkii heystay Magaalada Marka iney isaga baxeen Degmada, Waxayna isku urursadeen Xerada Amisom ay ku leedahay Magaalada. Wararka ay Puntlandi...
View ArticleTacsi–Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Xaaji Jaamac uu ku geeriyooday saaka...
Waxaa lagu wargelineynaa Ehelada In Cabdiraxmaan Cumar Xaaji Jaamac uu ku geeriyooday saaka Magaalada Gaalkacyo. Waxaan tacsi loo dirayaa Ilmo Cumar Xaaji, Ilmo Yaasiin Cismaan, Reer Xaaji Jaamac,...
View ArticleOgaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Stockholm “Shircilmiyeed ka dhacaya...
Waxaa la ogaysiinayaa Jaaliyada Puntland ee Stockholm, Sweden iyo nawaaxigeeda in Kullan cilmiyeed lagu soo bandhigayo Horumarinta Bulshada Puntland. Waxaa martida kulanka ka mid ah: - Dr, Saadiq Eenow...
View ArticleMaxamud Sayid Aaden oo badalay Farataag Madaxweyne Xigeenka Jubbaland
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay Madaxweyne Xigeenka Jubbaland. Maxamuud Sayid Aaden ayaa loo magacaabay Madaxweyne Xigeenka Kowaad halka Madaxweyne Xigeenkalabaad...
View ArticleMarxuum Xuseen Mohamud Xasan ( hussein shoobe) oo ku geeriyooday Maraykanka
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Maraykanka waxay ka tacsiyeynayaan geerida Marxuum marxuum Xuseen mohamud xasan ( hussein shoobe) oo xalay ku geeriyoodey Dalka Maraykanka. Marxuumku wuxuu kamid ahaa...
View ArticleSiminaar ku saabsan doorashada Soomaaliya oo Copenhegan ka dhici doona
Raysal wasaare Xigeenka Soomaaliya Mohamed Cumer Carte iyo Wasiirka Amniga Abdirisak Cumar Mohamed ayaa lagu casumay Siminaar gaaban oo ay soo abaabushay Hay’ad laga leeyahay Dalka Denmark oo la...
View ArticleSomali Election Event in Copenhegan Denmark
Wednesday, 25 May 2016, 14.30-16.30 Eigtveds Pakhus Sal 2 Asiatisk Plads 2 G 1448 København To discuss the prospects and challenges of Somalia’s elections, DIIS (Danish Institut for Internationale...
View ArticleSargaal ka tirsn Booliska Somaliland oo ku dhawacmay iska hor imaad magaalada...
Sida Puntlandi warka ku hayo Ciidanka Booliska Hargeysa oo Xalay isku dayay iney galaan guri looga shakisan yahay iney ku jiraan Rag Al-shabaab ah ayaa waxaa ka dhacay dagaal rasaas la isu adeegsadey....
View ArticleBreaking News iyo Faahfaahin Cusub : – Puntlandi oo helay xog ku saabsan in...
Cagajiidka in Baarlamaanka Soomaaliya uu ansixiyo heshiiskii Garowe ayaa lagu eedeeyey in Hogaanka Baarlamaanka iyo qaar kamid ah Xildhibaanada ay ka dambeeyaan, laakiin sida xubno ka mid ah beesha...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Ottawo Canada oo difaaca Puntland u direy aduun dhan...
Jaaliýada Puntland ee Magaalada Ottawa ee Dalka Canada ayaa ka qayb qaatey taageerada Ciidanka difaaca Puntland kuwasoo Koontada Difaaca Puntland ku shubay lacag dhan 10,317 USD. Xubnaha Jaaliyada ayaa...
View ArticleBeesha caalamka oo beri kulan la qaadan doona Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaalia
Beesha Caalamka aya aberi oo salaaso ah 17 maajo 2016 waxay Villa Hargeysa kula kulmi doonaan Gudoomiyaha Baarlamaaanka Maxamed Cismaan Jawaari. Sida Puntlandi xogta ku helay Waxay Beesha Caalamku u...
View ArticleJaaliyada Puntland oo Norway oo hogaan cusub doortey (Sawiro)
Jaaliyada Puntland ee Dalka Norway ayaa shalay oo axad ahayd waxay isugu yimaadeen shirweynihii Jaaliyada oo ka dhacay OSlo, halkaasoo Gudiyadii iyo Masuuliyiintii jaaliyadu ay kusoo gudbiyeen...
View ArticleTcasi : – Raysal wasaarihii hore Cabdiwali Sheikh Axmed oo tacsi u diraya...
Abdiwali ShiekhNew Prime MinisterRaysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa tacsi tiiraanyo xambaarsan wuxuu u diray Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo Muqdisho u duulay
Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Muqdisho u duulay maanta duhurkii. Sida Puntlandi warka ku hayo Safarka Madaxweynaha wuxuu ku salaysan yahay dardargalinta hanaanka...
View Article