Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Maraykanka waxay ka tacsiyeynayaan geerida Marxuum marxuum
Xuseen mohamud xasan ( hussein shoobe) oo xalay ku geeriyoodey Dalka Maraykanka.
Marxuumku wuxuu kamid ahaa Odoyaasha qaaliga ku ah Jaaliyada, Waxaa illaahay looga baryayaa Jano waarta iyo dambi dhaaf.
Aaaaamiin aaaamiin