Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Muqdisho u duulay maanta duhurkii.
Sida Puntlandi warka ku hayo Safarka Madaxweynaha wuxuu ku salaysan yahay dardargalinta hanaanka Doorashooyinka.
Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Shire Xaaji Faarax.
Faahfaahinta kala soco Puntlandi.com
Puntlandi
Bosaso