Waxaa galabta Nairobi ku geeriyooday Marxuum Maxamed Abshir Walde , Marxuum Maxamed Abshir Walde wuxuu ahaa Siyaasi iyo Ganacsade ruug cadaa ah.
Maxamed Abshir Walde Wuxuu ka mid ahaa aasaasayaashii Puntland wuxuuna ahaa shir gudoonkii shirkii ugu hoteeyey ee Puntland lagu aasaasay.
Jaaliyada Puntland ee Dalka Kenya ayaa ka tacsiyeynaya geerida Marxuumka.
Waxaan illaahay uga baryeynaa Marxuumka jano waarta iyo dambi dhaaf.
Waxaa tacsi guud loo dirayaa awladii uu ka tagay iyo guud ahaan ehelkiisii.
AAAAMIIIN AAMII