Image may be NSFW.
Clik here to view.Kooxo hubeysan oo aan la hayb garanayn ilaa hada ayaa weerar gaadmo ah kusoo qaadey Saldhig ay Ciidamada Amisom ku leeyihiin Waqooyiga Muqdisho merl u dhow Suuqa Xoolaha.
Sida ay wararka ku helayaan Howlwadeenada Puntlandi ee Muqdisho Dad daris la ah Saldhiga ayaa ku waramaya in Xabad xoogan oo laba dhinac u dhacaysaa ay hada ka socoto nawaaxiga Saldhiga.
Faahfaahin intaas dheer lagama hayo weerarka waana maalintii sadexaad oo weeraro is xiga ay gilgilaan Muqdisho.
Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.