Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Gen. Maxamed Abshir, Xirsi Bulxan iyo Fisiko oo ka tacsiyeynaya geeridii Marxuum Maxmad Abshir Walde

$
0
0

INNAA LIL LAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Ayaamo Mugdi ah oo Soomaaliya la soo gudboonaadey Geerida Muxammad Yuusuf Abshir Waldo  

Annagoo ah:
Xirsi Bulxan Faarax
Cabdulqaadir Nuur Salaad (Fiisiko)  
Cabdiraxiim Maxamed Abshir Muussa

Iyo  Annigoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba,

Annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Marxuum Muxammad Abshir Yuusuf Waldo, Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Marwo Faa’iza Cabdalle, Xaaskii Mohamed Yusuf Abshir Waldo, ilmihiisa, reer Abshir Yusuf Waldo, dhammaan qaraabadiisii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Allah ha naxariiste Marxuumka walaalkay Muxammad Abshir Yuusuf Waldo waxaan isla soo kifaaxnay mudo dheer. Eebbe Weyne Marxuumka Jannatul Fardowsa ha geeyo innagana Samir iyo Iimaan ha inaka siiyo.

Aamiin…Aaamiin INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN  


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles