Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeynaya Geeridii Halyey Maxamed Abshir Walde

$
0
0

gaaasMadaxweynaha Dowlada Puntland oo ku hadlaya Magaca labada Gole ayaa shacabka Soomaaliyeed wuxuu uga tacsiyeeyey geeridii ku timid Alla naxariistii jano kaka waraabiyee Marxuum Maxamed Abshir Walde oo maanta ku geeriyoodey Magaalada Nairobi.

Madaxweynuhu wuxuu tacsi gaara u diray Caruurtii marxuumku ka tagay, Ehelkiisii iyo Asxaabtiisii.

Madaxweyne Gaas isagoo ka tiiraanyeysan Geerida Marxuumka wuxuu illaahay uga baryey jano waarta iyo Dambi dhaaf.

Aaaamiin Aamiin
Aaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles