Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa galabnimada sabtida 5 Maarso 2016 wuxuu la kulmi doonaa(Insha Allah) Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda.
Kulankaas Madaxweynuhu wuxuu ka jeedin doonaa khudbad uu uga waramayo Xaalada guud ee Soomaaliya, Wuxuu kaloo Madaxweynuhu ka warbixin doonaa Puntland.
Goobta iyo Wakhtiga ka eeg hoos
Saturday March 5th
Sheraton Convention Center 801 Dixon Rd time 8.00 pm
Wakhtiga ha la illaaliyo waayo On time ayay munaasabadu bilaabaneysaa.