Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Reer Yuusuf Bari-Bari oo ka tacsiyeey Geerida Hooyo Xaawo Xaaji Cabdullaahi

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: MA DHINTE WAA ILAAHAY SWT!: Waxaan Tacsi aad iyo Tiiraanyo u leh u diraynaa, dhamaan Ubadka, Qoyska iyo Ehelada ay ka geeriyootay Allaha unaxaristee HHooyo Xaawo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socda Reer Göteborg, Sweden “Xaflada Soo Dhoweynta Boqor...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

M/weyne Gaas oo martiqaad ka helay M/weyne Axmed Madoobe, kuna wajhan...

Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagi doona Jubaland dabayaaqada bishaan Decembar. Booqashada Madaxweyne Gaas ee Kismaayo ayaa noqoneysa tii ugu horeysey oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS– Raysal wasaaraha cusub oo saacadaha soo socdo lagu dhawaaqi doono

Sida aan warka ku helney saacadaha soo socda ayaa lagu dhawaaqayaa Raysal wasaaraha cusub. Duhurnimada maanta ayaa saxaafada looga yeerayaa Xafiiska Madaxweynaha ka dibna waxaa la soo bandhigayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaarada Howlaha Guud MD Xareed Xasan Cali oo u...

Wasiir ku Xigeenkii Xukuumadii Badbaado Qaran ee Wasaarada Howlaha Guud mudane Xareed Xasan Cali oo iminka ku sugan Dalka Faransiiska ayaa u hambalyeeyey Raysal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mudane...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR DEG DEG AH– Madaxweyne Xasan Sheikh oo beri ku wajahan Kismaayo si uu uga...

Madaxweynahah Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa beri oo khamiis ah 18.12.2014 wuxuu ku wajahan yahay Magaalada Kismaayo ee Dowlada Jubaland. Madaxweynaha ayaa Kismaayo uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Press Releases: Interim Jubba Administration welcomes the Newly Appointed...

Interim Jubba Administration Press Statement For Immediate Release Interim Jubba Administration (IJA) warmly welcomes the appointment of Prime Minister of Federal Government of Somalia His Excellency...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

AU Special Representative Welcomes the Appointment of Mr. Omar Abdirashid Ali...

PRESS RELEASE (For Immediate Release) Mogadishu-December 17, 2014 – The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Maman S. Sidikou has...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Faroole oo u hambalyeeyey Ra’iisul...

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed faroole ayaa soo dhaweeyey Ra’iisul wasaaraha cusub ee loo magacaabay Soomaaliya, wuxuuna hambalyo u direy Ra’iisul Wasaaraha, Mudane...

View Article


Dhagayso Shir Jaraa’id — Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Jubaland oo soo...

Shir jaraa’id oo maanta oo khamiisa ay Wadajir u qateen Wasiirka Warfaafinta Dowlada Jubaland Ibraahim baajuun iyo Wasiirka Madaxtooyada Dowlada Jubaland Cabdiqani Jamac ayay ugu hambalyeeyeen Raysal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Ra’siiul Wasaaraha Magaacaban ee Dowlada Federaalka Soomaaliya...

Muqdisho, 18 December 2014 –Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke,  ayaa maanta la kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad xil wareejin ah oo ka dhacdey Jaamacada Bariga Afrika faraceeda...

Galdogob – Xafladaani oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxay ka dhacday  Hoolka wayn Ee Jaamacadda Bariga Afrika { EAST AFRIKA UNIVERSITY } Faraceeda Galdogob. Xafladaan ayaa ahayd xilwareejin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka Maanta.. Madaxweyne Xasan “Aaryaaa waa igaarka Daarood,” Fad ama ha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso wuxuu Faysal Rooble ka yiri Raysal wasaaraha cusub iyo Siyaasiyiin...

Aqoonyahayn islamarkaasna ah Siyaasi Mudane Faysal Rooble ayaa ka hadley Raysal wasaaraha cusub, Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Waliba siyaasiyiin kale. Hoos ka dhagayso...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Nickolas Kay oo maanta booqdey Baraawe

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aaden ayaa maanta Booqashadiisii u horeysay ku tagay Caasumada Maamulka Koonfur Galbeed Magaalada Baraawe. Safarka Madaxweynaha waxaa ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Amisom oo sheegtey iney ka xarig furteen Afhayeenkii Reer...

Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska guud ee Amisom ayaa lagu sheegey in Afhayeenkii Reer Jabuuti Col. Cali Aaden Hamuud uusan Matalin Ciidanka Amisom isla markaasna uusan ahayn Afhayeenka Amisom....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socda Reer Stockholm Sweden “Xaflad lagusoo dhaweynayo Boqor...

XAFLADDA SOO DHOWEYNTA Waxaa lagu wargalinayaa shacabka Soomaaliyeed ee Magaalada Stockholm iyo nawaaxigeeda in ay dhici doonto Xaflad lagusoo dhaweynayo Boqor Burhaan Boqor Muuse. Xaflada oo ah mid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wargalin ku socota Reer Göteborg Sweden “Kulan lagu soo dhaweynayo...

Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Puntland ee Göteborg in uu dhacayo kulan lagusoo dhaweynayo Duqa Degmada Gaalkacyo C/casiis Jaamac Nugaal oo booqasho ku yimid Gothenborg Sweden. Kulanku wuxuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiin iyo Bishaaro– Shirkada Deegaan ee Dhismaha iyo iibinta Guryaha iyo...

Ma doonaysaa inaad Guri ka iibsato Deegaanada Puntland ama aad kaaga iska iibiso, Ma doonaysaa inaad dhul cub iibsato ama dhulkaaga iibiso, Shirkada dhismaha ee Deegaan waxay shacabka Puntland ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi — Marxuum Ayaanle xirsi salaad oo Gaalkacyo ku geeriyoodey maanta...

Jaaliyada Puntland ee Magaalada Aarhus waxay tacsi u dirayaan Tiriig Maxamed Jaamac Salaad oo Adeerkeed Marxuum Ayaanle Xirsi Salaad uu saaka 28.12.2014 ku geeriyoodey Magaalada Gaalkacyo. Waxaan...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live