Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Nickolas Kay oo maanta booqdey Baraawe

$
0
0

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aaden ayaa maanta Booqashadiisii u horeysay ku tagay Caasumada Maamulka Koonfur Galbeed Magaalada Baraawe.

Safarka Madaxweynaha waxaa ku weheliyey Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey Nickolas Kay.

2014-12-20 16.28.49


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles