INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN:
MA DHINTE WAA ILAAHAY SWT!: Waxaan Tacsi aad iyo Tiiraanyo u leh u diraynaa, dhamaan Ubadka, Qoyska iyo Ehelada ay ka geeriyootay Allaha unaxaristee HHooyo Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari.
Waxaan alle si naxariis badan uga Baryeenaa inuu ka waraabiyo Janatul Fardowsa Muuminadaas geeriyootay, sidoo kalena in dhamaan ubadka, Qoyska iyo Ehelka ay ifka uga tagtayna uu Samir iyo Iman ka siiyo. Amiin…..Amiin….Amiin… Yaa Raabi. SWT
Reer Yuusuf Maxamed Ismaaciil Bari-Bari