Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Reer Stockholm Sweden “Xaflad lagusoo dhaweynayo Boqor Burhaan oo Stockholm marti u ah”

$
0
0

XAFLADDA SOO DHOWEYNTA
BoqorWaxaa lagu wargalinayaa shacabka Soomaaliyeed ee Magaalada Stockholm iyo nawaaxigeeda in ay dhici doonto Xaflad lagusoo dhaweynayo Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Xaflada oo ah mid aad loosoo agaasimay waxaa lagu casumayaa oo la wargalinayaa inay kasoo qayb galaan guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed ee Stokcholm iyo nawaaxigeeda.

Kasoo qaybgal wacan
Boqor Burhaan Boqor Muuse

Maalinta talaadada

30 dec. 2014,

Saacadda 18.00

Prince Palace Veddestavägen 13,

Järfälla.

Stockholm – Sweden

 

Xiriirka: Rage Abdirahman Tel: 0735677336

= = = : Mohamed Said Tel: 0735811184


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles