Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Puntland ee Göteborg in uu dhacayo kulan lagusoo dhaweynayo Duqa Degmada Gaalkacyo C/casiis Jaamac Nugaal oo booqasho ku yimid Gothenborg Sweden.
Kulanku wuxuu dhacayaa
Arbacada 31.12.2014
Saacada 16:00
Goobtu waa
Finska folkskolan 54, salvia gatan Gårsten
Kasoo Qaybgal wacan
Finska folkskolan 54,
salvia gatan
Gårsten
Kasoo Qaybgal wacan