Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiin iyo Bishaaro– Shirkada Deegaan ee Dhismaha iyo iibinta Guryaha iyo Dhulalka oo la casriyeeyey (Sawirada Guryo beec ah )

$
0
0

Ma doonaysaa inaad Guri ka iibsato Deegaanada Puntland ama aad kaaga iska iibiso, Ma doonaysaa inaad dhul cub iibsato ama dhulkaaga iibiso, Shirkada dhismaha ee Deegaan waxay shacabka Puntland ugu bishaaraynayaan in ay hayaan shaqaale u carbiyeysan shaqadooda, kuwaasoo awooda iney kuu dhisaan guri, kuu iibshaan gurigaaga amaba dhulcusub kuu gadaan hadaad Guri leedahay oo aad dooneyso inaad iibiso gurigaaga ama dhul kuu cabiran waxaan kuu heynaa Dad diyaar u ah iney iibsadaan.

Hadaba la xiriira shirkada Deegaan hadaad daneynayso adeegyadaas cusub.

 Wixii su,aalo ama fahfahin dheerad ah, nagala soo xirir.

Booqo websiteka shirkada  http://www.degaancompany.com/index.php

Samatar Egal

E-mail: samatar@degaancompany.com

Call:Sweden (0046736 821165)

Call: Boosaaso (00252907796421)

Call Garoowe (00252907794258 or (00252907744766

House

Guri iib ah

Gurigaan wuxuu ku yaal Garoowe, gaar ahaan xafada Hodon, wuxuu dacalka ku hayaa laamiga weyn ee magalada dhex mara. sida aad sawirka ku arkto, waa guryaha dhex ka dhiska loo yaqaan, daboolka sare waa jilay, daaqadihisu waa alluminium, cabirka uu ku fadhiyaa waa 20×16 wuuxuna ka koobanyahay, 6 qol,jiko, 2 badando,  3 suuli, deyrkiisa waxaa ku taal ama ku beeran dhir iyo beer yar, qeymihiisu waa 76000 us dollar.
Read more


Guri weyn oo iib ah

Gurigaan waa Guryaha loogu jecelyahay maanta somaalia, wuxuu ku yaal Xafada Hodon, ee magalada Garoowe, gaar ahaan lamiga weyn sidoo kale wuxuu leeyahay labo jid oo kale, Cabirka uu ku fadhiyaa waa 40×20, wuxuu ka koobanyahay, 8 qol, oo labo ka mid ah loo adeegsan karo ama hadaba loo isticmaalo, ganacsi. 3 baraddo iyo 3 suuli ama musqulood.
Read more


Guri aad riqiis u ah,

Gurigaan wuxuu ku yaal Garoowe gaar ahaan xafada Hodon, laamiga dheerna kama fogga, wuxuu ku fadhiyaa cabir dhan20x10 wuxuu ka koobanyahay,  5 qol, store, 2 suuli, berked iyo deyr gaari yar geli karo.   wixii fahfahin intaa dheer nagala soo xirir.
Read more


Guri iib ah

Gurigaan wuxuu ku yaal Bosaaso, gaar ahan lantahawada. qeymihiisu waa 36000 us dollar.
Read more


Guri Qabyo ah

Gurigaan aan dhameystireni wuxuu ku yaal bosaaso, waxaa la oran karaa qofkii rabaa wuxuu u bedeli karaa, sida uu rabo, sababtoo ah qeybta dhisan ma aha qeyb dhameystiran, cabirka uu ku fadhiyaa waa 18×12, wuxuu u dhowyahay masaajidka Dacwa. qeymihiisu waa 13000 us dollar.
Read more


GURI WANAAGSAN AADNA RIQIIS U AH

Gurigaan wuxuu ku yaal Magalada ganacsiga ee Boosaaso, Gar ahaan wuxuu deris layahay Masaajidka caadka ah ee, Abuu Barkar Sidiiq,wuxuuna dacalka ku hayaa laamiga weyn. Dhulka uu ku yaal ama cabirka uu ku dhafiyo 10×20.
Read more


guri aad u qurax badan

Gurigaan wuxuu ka mid yahay guryaha ugu casrisan ugana dhisme dameyey, magalada boosaaso, waa guri aad u weyn una qurux badan, cabirka uu ku dhafiyo waa 20×20 wuxuu leeyahay qolaal badan, waxaana geli kara deyrkiisa baruur badan hal mar, waxaa hadda degan haayad caan ah oo ku leh xafiisyo badan, sida aad dareemi karto guri haayadeen, wuxuu leeyahay beer ku dhextaal, deyrka, haba yaraate wax dayactir ah ama naashnaash ah oo uu bahanyahay, ma leh waa gado oo u guur. qeymihiisu waa 60.
Read more


Guri villa ah

Gurigaan waa guri aad riqiis u ah, wuxuu ku yaal boosaaso gar ahaan wuxuu u dhowyahay siilada ariga, wuxuuna ku fadhiyaa cabir dhan 18×12 m. qeymihiisuu waa 22,000 us dollar.
Read more


Guryo hor leh aadna riis u ah

Gurigaan wuxuu ku yaal meelaha ugu wanaagsan magalada Bosaaso, wuxuu isku heystaa labo waddo oo mid laamiga yahay tan kalena, waa jidka biyaa sidaa ugama dheera masaajidka Faadumo, waa guri aad u weyn oo ka kooban labo qeybood, waxaa qeyb ka dhisan 2 qol halka qeybta kale ay tahay 4 qol, isla marnaa waa la sii dhisi karaa oo waxaa lagu dari karaa qolal kale iyo wixii loo bahdo. qeymuhu waa 45,000 us dollar.
Read more


Guri laba dabaq ah

Gurigaan waa guri labo dabaq ah,aadna u qurux badan. wuuxna ka koobanyahay ilaa 7 qol,4 hoos ah iyo 3 kor ah inkastoo qeybtood qabyo tahay qolaalka sare.
Read more


Guri Qardho ku yaal

Gurigaa wuxuu ku yaal magaalada ugu degaanka fiicaan, degaamada puntlnad ee Qardho gaar ahaan xaafada cusub ee calanley, waa guri yar oo ku wagaansan degaanka iyo dalxiiskaba. waxaa ka dhisan 3 qol, suuli iyo jiko.
Read more

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles