Agaasimaha Daryeelka Bulshada Puntland iyo Safiirka Chine oo kulmey
Agasimaha Hay’ada Daryeelka Puntland Mudane Maxamed Abdirisak Dayib Guure ayaa maanta la kulmay Safirka Shiinaha u fadhiya Somalia mudane Warsame. Labada Mas’uul ayaa isla jeex jeexay xiriirka labada...
View ArticleBreaking News— Qadobada ay PL iyo DF ku heshiiyeen oo Puntlandi qaarkood...
Howlwadeenada Puntlandi ayaa ka heley qodobada lagu heshiiyey qaarkood illo ka agdhow wadaxaajoodkii u socdey Dowlada Federaalka iyo Dowlada Puntland. Sida aan xogta ku helney qodobadii dhamaan waa la...
View ArticleBREAKING NEWS–Akhriso qodobada hordhaca aan u helney heshiiska PL iyo DF kala...
Howlwadeenada Puntlandi ayaa dhowr qodob hada heley heshiiska ay Puntland iyo Dowlada Federaalku kala saxiixdeen , Waxaa qodobada ka mid ah . 1- Maamul u sameynta Gobolada dhexe waa hal Gobol iyo Bar...
View ArticleBriefing by UN Envoy to Somalia Nicholas Kay to the United Nations Security...
Mogadishu, 14 October 2014 – Madam President, Thank you for the opportunity to brief the Council. I am particularly pleased to be doing so alongside the new Special Representative of the Chairperson...
View ArticleXog hoose–Mid ka mid ah Ergadii DF ee Heshiiskii Garowe oo yiri “Gobolada...
Mid ka mid ah Ergada Dowlada Federaalka Soomaaliya u matalayay Wadahadaladii Garowe lagusoo gunaanadey shalay oo aanaan magiciisa soo gudbineyn ayaa mid ka mid ah Howlwadeenada Puntlandi wax ugu...
View ArticleBreaking News– Markabkii sidey Qalabka lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha...
Wariyaha Puntlandi ee Bosaso Cabdiqani ayaa iminka ku sugan Dekada Bosaso oo goordhow idiinsoo gudbin doona sawirada Markabka sida Qalabka lagu dhisayo Garoobka Diyaaradaha Bosaso oo iminka kusoo...
View ArticleAl Shabaab plot to attack Ethiopian capital, US says
Somali Islamist insurgents are plotting to attack an upmarket area of Ethiopia’s capital Addis Ababa, the US embassy has warned, in a notice to citizens to avoid crowded areas. The exact target is not...
View ArticleXusuus iyo Sawirka Maanta Kulankii Madaxweynihii Faransiiska Nicolas Sarkozy...
Waxaan maanta idinla wadaagaynaa oo Qolka keydka Sawirada ee Puntlandi idiinkasoo xuley Sawiro Xusuus ah. 6 May 2008 ayaa Madaxweyne Alla ha u naxariistee Cabdullahi Yusuf wuxuu Paris kula kulmey...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Bujumbura kula kulmay Madaxweynaha...
Warsaxaafadeed Arbaco, 15 October, 2014 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa magaalada Bujumbura kula kulmay Madaxweynaha dalka Burundi, Mudane Pierre Nkurunziza,...
View ArticleInterim Jubba Administration welcomes the Agreement between the Federal...
Interim Jubba Administration Press Statement For Immediate Release The Interim Jubba Administration (IJA) welcomes the historic agreement signed today October 14, 2014 in Garowe. The Agreement will...
View ArticleUN Special Representative for Somalia condemns Mogadishu bomb attacks
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release PRESS STATEMENT 47/2014 Mogadishu, 16 October 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia...
View ArticleErgeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya oo cambaareeyay...
Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) WARSAXAAFADEED 47/2014 Muqdisho, 16 October 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya...
View ArticleSaudi Arabia has confirmed its discovery of three oil and two gas fields in...
Petroleum and natural gas company Saudi Aramco has confirmed its discovery of three oil and two gas fields in the Red Sea Puntland has got high expectation and future prosperity when Saudi Arabia found...
View ArticleRoob Xoogan oo saaka Reer Garowe ku waabariisteen
Sawiradaan waa Roobka ka hor Saaka oo Jamce ah ayaa Roob xoogan ka da’ay Magaalada Garowe iyo nawaaxiga roobka oo ahaa nooca dhibcaha waaweyn wuxuu dhulka dhigey biyo Xoogan oo Magaalada qaybo ka mid...
View ArticleMuxubbo Ali Mire oo noqotey gabadha qura ee ka mid ahay ciidankii tababarka...
Ciidanka illaalada Dekada Bosaso oo tababar caalami ah loogusoo gabagabeeyay Saldhig ciidamada Maraykanku ku leeyihiin Jabuuti ayaa waxaa ku jirey Gabar qura inta kake waxay ahaayeen Niman. Ciidanka oo...
View ArticleAkhriso Warbixintii Soomaaliya ee sanadlaha ahayd ee Qaramada midoobey oo...
Kooxda Qaramada Midoobay ugu qaabilsan la scoodka cunaqabateynta iyo xaaladaha waddamada Somalia iyo Eritrea ayaa soo saarey warbixintoodii sannadlaha ahayd. Warbixinta ayaa lagu sheegay arimo dhowra...
View ArticleTacsi Marxuum Ambasador Cabdinuur Cali oo Qaahira ku geeriyoodet Todobaadkaan
Waxaanu Tacsi u direynaa Qoyskii,Ehelkii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuumka. Waxaanu leenahay Naxariistii Janno Allah Ka waraabiyo Waxaa tacsidan diraya Ehelka kala ah :...
View ArticlePuntland President Arrives in London for East African Investment Conference...
The delegation headed by President Gaas was cordially welcomed at Heathrow airport this morning by UK Government and Somali daispora. This was revealed by the head of state president Abdiwali Mohamed...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo London soo gaarey
Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd oo saaka oo sabti ah waxay kasoo degeen Garoonka Diyaaradaha Heathrow ee Magaalada London....
View Article