Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Akhriso Warbixintii Soomaaliya ee sanadlaha ahayd ee Qaramada midoobey oo Madaxweyne Xasan Lagu eedeeyey Musuqmaasuq iyo Oogid dagaal sokeeye

$
0
0

Kooxda Qaramada Midoobay ugu qaabilsan la scoodka cunaqabateynta iyo xaaladaha waddamada Somalia iyo Eritrea ayaa soo saarey warbixintoodii sannadlaha ahayd.

Warbixinta ayaa lagu sheegay arimo dhowra oo ka dhan ah Maxweyne Xasan Sheikh taasoo lagu eedeeyey inuu waxka ogaa in Ciidan ku hubeysan Qalabka Dpwlada ay Dagaalo sokooye ka galeen Gobolka Shabeelaha hoose iyadoo ujeedku ahaa dhul boob.

Waxaa kaloo Madaxweyne Xasan Sheikh lagu eedeeyey Musuq maasuq lacageed.

N1452986″>

Riix halkaan warbixinta oo dhameystiran

N1452986


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Latest Images

Trending Articles



Latest Images