Saaka oo Jamce ah ayaa Roob xoogan ka da’ay Magaalada Garowe iyo nawaaxiga roobka oo ahaa nooca dhibcaha waaweyn wuxuu dhulka dhigey biyo Xoogan oo Magaalada qaybo ka mid ah kala xirey.
Roobkaan oo ah Roobka Deyrta ayaa bishaan bilowgeeda wuxuu ka bilowdey Gobolada Gardafuu iyo Karkaar.
Goordhow ayaan idiinsoo gudbineynaa Faahfaahinta Roobabka ka da’ay Gobolka Nugaal iyo meesha uugaarsiisan yahay iyo waliba Sawirada Garowe iyo maanta.
Sawirkaan hoose waa Toga dhexmara Magaalada Garowe, Sawirka waxaa la qaadey Roobka ka hor.
Puntlandi.com
Garowe