Agasimaha Hay’ada Daryeelka Puntland Mudane Maxamed Abdirisak Dayib Guure ayaa maanta la kulmay Safirka Shiinaha u fadhiya Somalia mudane Warsame.
Labada Mas’uul ayaa isla jeex jeexay xiriirka labada dhinac iyo in ay haboon tahAy in uu safirku soo booqdo Gobolada Puntlnad si dowlada china ay u xoojiyo howlaha ay ka wado Gobolada Puntland.
Sidoo kale Agaaasimaha Hay’ada Daryeelka Bulshada Puntland ayaa Safiirka ka codsaday in dowlada China ay qayb ka noqoto Arrimaha samafalka danyarta dadka reer puntland.
Ugu danbeyntii wuxuu kulankaasi ayaa kusoo dhamaadey jawi degan.