Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Gaas oo London soo gaarey

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd oo saaka oo sabti ah waxay kasoo degeen Garoonka Diyaaradaha Heathrow ee Magaalada London.

Madaxweynaha waxaa Garoonka ku soo dhaweeyey Masuuliyiin ka socda Dowlada Ingiriiska iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK.

Madaxweyne Gaas oo Matalaya guud ahaan Soomaaliya ayaa wuxuu ka qaybgalayaa Shir caalami ah oo looga hadlayo Maalgashiga Afrikada Bari, Waxaana shirka kasoo qaybgalaya Madaxweynayaal iyo Raysal wasaarayaal ka socda Afrika.

Sawiro badan dhowaan naga filo
10458449_10204437444712087_6034941915638541494_n


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles