$ 0 0 Waxaan maanta idinla wadaagaynaa oo Qolka keydka Sawirada ee Puntlandi idiinkasoo xuley Sawiro Xusuus ah. 6 May 2008 ayaa Madaxweyne Alla ha u naxariistee Cabdullahi Yusuf wuxuu Paris kula kulmey Madaxweynihii Faransiiska Nicolas Sarkozy.