Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa Kismaayo u duulay waxaana Garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweyn doona Dhigiisa Mudane Axmed Madoobe.
Waxaana lagu wadaa inuu shirkii dib u heshiisiinta Jubaland uu dhowaan bilowdo iyadoo wafuud kala duwan ay magaalada soo gaareen.
Korneyl Bare hiiraale oo markuu Muqdisho tagay ka baxay heshiiskii lawada galay ayaa la filayaa inuu shirka ka maqnaado.
Kala soco puntlandi guud ahaan wararka shirwaynaha.
Puntlandi
Kismaayo