Raysal wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu akamid yihiin Wasiirka Gaashaandhiga iyo kan Warfaafinta ayaa soo gaarey London waxaana halkaas kusoo dhaweeyey xubno ka tirsan Jaaliyada Soomaaliyeed ee London iyo Masuuliyiin ka socday Wasaarada Arimaha dibada UK.