Muqdisho 8 Sep.2014–Pi–Warar rasmi ah oo hada soo gaarey Puntlandi ayaa sheegey in Madaxweyne Xasan Sheikh uu Golaha wasiirada dib ugu ceshey Warqadii xilka looga qaadey Taliyihaha Nabadsugida C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.
Madaxweynaha ayaa Golaha wasiirada u sheegey in uusan aqbalin in Xilka laga qaado Sanbaloolshe.
Arinta xilka qaadista Taliyaha ayaa hada dhalisey muran u dhexeeya labada xafiis ee Raysal wasaaraha iyo kan Madaxweynaha.
Muranka waxaa dhaliyey kadib markii Golaha Wasiirada iyo Raysal wasaaruhu ay xilka ka qaadeen Taliyaha Nabafsugida iyagoon Ogoysiin ama aysan kala tashan Madaxweyne Xasan Sheikh.
PUNTLANDI
MUQDISHO