Raysal wasaaraha xukuumada Federaalka
Cabdiwali Sheikh ayaa booqasho ku aadi doona todobaadka soo socda Magaalada London ee cariga Ingiriiska.
Safarka raysal wasaaraha oo aan ahayn mid rasmi ah ayaa la qorsheynayaa inuu ka khudbeeyo aqalka Catham House wuxuuna ka hadli doono howlgalka Ciidamada Amisom iyo howlgalkii ay Maraykanku ku dileen dilkii Hogaamiyaha Al-shabaab.
17 bishaan ayuu Raysal wasaaruhu ka khudbeyn doonaa Aqalka Chatham house ee Magaalada London.
Puntlandi
Muqdisho