Madaxweyne Gaas oo Hambalyo u direy Madaxda iyo Shacabka Itoobiya maalinta 28...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa hambalyo u direy Dowlada iyo Shacabka Itoobiya xuska sanadguurada 23aad ee guusha 20-ka Ginbood oo ah maalintii xukunka laga tuurey...
View ArticleRaysal Wasaaraha Itoobiya oo ka hadlay Ciidankood jooga Koonfurta Soomaaliya
RW Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa hoosta ka xariiqey iney Ciidanka Itoobiya ay joogayaan Koonfurta Soomaaliya in Al-shabaab ay jiraan. Raysal wasaaraha Itoobiya Desalegn wuxuu sheegey in...
View ArticleShortages, clan rivalries weaken Somalia’s new army
BAIDOA, 28 May 2014 (IRIN) - Acting governor of Baidoa and Sector 3 commander of the Somali National Army (SNA) Brig-Gen Ibrahim Yaro breaks into a broad grin, bordering on a chuckle, when asked...
View ArticleTahniyad ku so cota C/raxmaan Maxamuud Olol iyo Xafso Shiikh Aadan (Afguriye)...
C.Laahi Maxamuud Yuusuf “Olol” iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa iyo dhammaan Reer Maxamuud Yuusuf Olol meelkasta oo ay joogaan waxay tahniyad farxadeed u dirayaan Caruuska C.Raxmaan Maxamuud Olol iyo...
View ArticleCanadian family donates kit to Kismayu airport marshaller in Somalia
In a rare gesture of kindness, a Canadian family donated airport gear to a Kismayu airport marshaller after they were moved by his story of working without proper gear which was published in the...
View ArticleGolaha Deegaanka Oslo oo laga codsade iney aqoonsadaan Soomaaliland
16-kii april ee sanadkan ayaa codsi ku saabsan in la aqbalo Somaliland loo soo gudbiyay Golaha Degaanka ee magaalada Oslo. Codsigaa waxaa soo gudbintiisa ka mas`uul ahaa Bashe Muse “BM”, Ninkaan wuxuu...
View ArticleExclusive: U.N. experts wary of Somaliland plan for armed oil protection unit
UNITED NATIONS (Reuters) – U.N. experts warn that plans by Somalia’s breakaway enclave Somaliland to deploy special forces to protect foreign oil companies could worsen conflicts in the long unstable...
View ArticlePuntland Roundtable with International Partners
Joint Communiqué 21st May, 2014 The Puntland Roundtable meeting with international partners took place in Garowe, the capital city of the Puntland State of Somalia on 21st May, 2014 at the Puntland...
View ArticleTahniyad ka timid magaalada Stavanger ee dalka Norwa oo ku socota Boqor...
Waxaan halakan tahniyad uga direynaa caleema saarka Boqor Burhaan Boqor Muuse. Tahniyada waxay kaloo xambaarsan tahay u dabaaldegidii sidii wacneyd looga qaban qaabiyey magaalada qardho oo guud ahaan...
View ArticleMaraykanka oo Itoobiya uga digey weeraro ay soo maleegayaan A-shabaab
Wasaarada Arimaha Dibada ee Dowlada Mareykanka ayaa Dowlada Itoobiya soo gaarsiisey digniib ku saabsan weeraro ay qorsheynayaan in Al-shabaab ay ka fuliyaan gudaha Itoobiya. Safaarada Maraykanku ku...
View Article(Sawirro) Dowladda Puntland oo Masiibo Qaran ku tilmaamtay kaluumaysiga...
(Pi Bosaso ) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Sheegay In lagabilaabo shalay (01/06/2014) uu maamulkiisa uaqoonsatay kalluumaysiga sharcidarrada ah in uu yahay...
View ArticleWasaarada Arimaha Dibada Maraykanka oo maanta ka hadli doonta Siyaasadooda...
Wendy Sherman oo ka tirsan Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka, qaabilsana Arimaha Soomaaliya ayaa maanta(Talaado ) soo bandhigi doonta Istaraajiyada Siyaasada cusub ee Dowlada Maraykanka oo ku aadan...
View ArticleUN Envoy for Somalia pledges support, calls on Somalis to unite for...
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release PRESS STATEMENT 23/2014 Mogadishu, 3 June 2014 – Speaking at an event to mark the first anniversary since the launch of the...
View ArticleDhagayso Akhrisana khudbadii Raysal Wasaare cabdiwali Sheikh uu maanta ka...
Muqdisho–03 Jun.2014–Pi– Kalfadhi ay maanta isugu yimaadeen Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa kalfadhiga ka qayb galay Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali...
View ArticleLIVE From Washington DC — New U.S. Foreign Policy in Somalia Remarks by Under...
Speakers Hoos si toosa uga Daawo Speakers oo soo bandhigeysa siyaasada cusubee Dowlada Maraykanka ee arimaha soomaaliya. Under Secretary of State for Political Affairs Wendy Sherman will discuss new...
View ArticleDayaca iyo daryeel la’aanta caafimaad ee ka jirta somaaliya!!!
ka dib burburkii dowladii dhexe ee somalia ma jirin cid si gaar ah ugu xil qabta baahida caafimaad iyo daryeelka bukaanada markii laga reebo: 1:dhowr haayadood oo cisbitaalada qaar caawisa walow ay...
View ArticleDowladda Maraykanka oo 22 sano ka dib Soomaaliya Safiir usoo dirsanaya
Uqaybsamaha Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka Arimaha Siyaasada Soomaalia Wendy Sherman oo maanta khudbad ku saabsan Soomaaliya ka jeedisay The United State Institute of Peace ayaa ka hadashay...
View ArticleMarwo Caasho geele oo Minneapolis lagusoo dhaweeyey
Wasìradii hore ee Qoyska iyo Haweenka Puntland isla markaasna hada ah Gudoomiyaha Guduga dib u eegista Dastuurka Federaalka Soomaaliya Marwo Caasho Geele Diiriye ayaa soo gaartey Dalka Maraykanka...
View ArticleWar Deg Deg ah— Puntland iyo Qaramada midoobey oo ka wada hadlaya Hawada...
Waxaa goor dhaweyd Bosaso soo gaaray Wafdi ka socda Hay’ada Hawooyinka u qaabilsan Qaramada Midoobey, ahna Hay’ada gacanta ku haysa Hawada Soomaaliya. Wafdiga iyo Madaxweyne Gaas oo ay weheliyaan...
View ArticleNATO extends Somali counter-piracy mission to2016
BRUSSELS (Reuters) - NATO has decided to extend its Indian Ocean counter-piracy mission by two years to the end of 2016, judging that piracy remains a threat despite a sharp fall in attacks, the...
View Article