Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Gaas oo Hambalyo u direy Madaxda iyo Shacabka Itoobiya maalinta 28 May

$
0
0

Prime-Minister-Abdiweli-Mohamed-Ali-300x198 Madaxweynaha Dowlada Puntland
Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa hambalyo u direy Dowlada iyo Shacabka Itoobiya xuska sanadguurada 23aad ee guusha 20-ka Ginbood oo ah maalintii xukunka laga tuurey kaligii taliyihii Mingiste .

Madaxweyne Gaas isagoo ku hadlaya magaca Dowlada iyo shacabka Puntland wuxuu hambalyo u direy shacabka Itoobiya ” On behalf of the government and the people of Puntland, I send my best wishes to the government and people of Ethiopia as you celebrate your national day on May 28.”.

Madaxweyne Gaas wuxuu Hambalyadaan mid la mid ah uu si gaara ugu direy Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mudane Cabdi Maxamed Cumar, Xubnaha Xukuunada iyo Shacabka Dowlad deegaanka Soomaalida.

Puntlandi.com
Bosaso


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles