Inaalilaah wa inaa ileeyhi raajicuun
Alla ha u naxariistee waxaa Garoowe ku geeriyooday Marxuum Maxamed Shire Talyaani,Waxaa geerida Marxuumka lagu wargalinayaaa Ehelka iyo Qaraabada.
waxaan dhamaan ehelka qaraabada asaxaabta iyo intii lasoo shaqeeysay ama magaciisa iyo muuqiisa taqaan leenahay samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo
Waxaan Marxuumka illaahay uga baryeynaa jano waarta iyo Dambi dhaaf.
Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabtana samor oyo iimaaan.
Aamiin Aaaamiin