Kooxda Kubada Koleyga Garowe ayaa si heersare ah loogusoo dhaweyey Dalka ka dib guulihii ay kasoo hoyiyeen Ciyaarihii Bariga iyo Bartamaha Afrika ee lagu qabtey Tanzania, kooxda barkeed waxay si deg deg ah ugu laabteen Canada markii Ciyaaruhu dhamaadeen, howlo shaqo iyo imtaaxaano oo sugayay awgood, laakiin bar kamid ah kooxda ayaa shalay(Sabti 17.05.2014) waxay soo gaareen Garowe.
Sawiradaan waa Casumaadii ay kooxda u sameeyeen Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweyne Ku xigeenka.
↧
Kooxda Kubada Koleyga Garowe iyo soo dhaweyntoodii Garowe(Sawiro)
↧