Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Cabdi Qaybdiid oo maanta booqasho ugu yimid Madaxweyne Gaas iyo wadahadal u socda

$
0
0

Hogaamiyaha Maamulka Koonfurta Mudug Cabdi Qaybdiid ayaa maanta Booqasho ugu yimid Madaxweyne Gaas, kulanka ayaana uga socda Xarunta Madaxtooyada ee Gaalkacyo, Waxaa sidaas kusoo waramaya Wariyaha Puntlandi.

Labada Masuul waxay kawada hadlayaan Darisnimada iyo Amaanka.

Faahfaahinta warkaan kala soco wararkayaga dambe.

Puntlandi
Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Latest Images

Trending Articles



Latest Images