Qaalab lagu dhisayo Wadada Ceel-daahir iyo Ceerigaabo isku xireysa oo bosaso...
Iyadoo ey loo go’aamiyey in la dhiso Wadada isku xirta Baraan ilaa Ceerigaabo ayaa waxaa dhowaanaba socdey howlo xoogan oo lagu daardar galinayo dhismaha Wadadaas, waaxaana hada soo gaarey Bosaso...
View ArticleDhagayso Khudbadii Madaxweyne Gaas u jeediyey Reer Jariiban
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo maanta gaaray Degmada Jariiban ayaa la hadley shacabka Degmada, iyadoo uu hadalka uga horeeyeen Gudoomiyaha Degmada Jariiban iyo Gudoomiyaha Gobolka Mudug. Hoos ka...
View ArticleWar Deg deg ah– Madaxweynaha Puntland oo saaka gaarey deegaankaTowfiiq oo...
Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa noqonaya Masuulkii u horeeyey Dowlada Puntland oo soo booqda deegaanka Towfiiq oo u dhow Golol kuna yaal Koonfurta Gobolka Mudug. Madaxweynuhu wuxuu saaka...
View ArticleFaahfaahin–Madaxweyne Gaas iyo booqashadiisa Towfiiq
Jariiban–21 apr.2014–Puntlandi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wagdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqdey Deegaanka Towfiiq oo qiyaastii 90 KM ka xigta Jariiban...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo ka Tacsiyey Dilkii Xildhibaanka
Muqdisho, April 21.2014—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa ka tacisyeey dilkii loo geystay Allaha u naxariistee Xildhibaan Isaaq...
View ArticleSports– Kooxda Manchester United oo cayrisey Tababarihii kooxda David Moyes
Manchester United sanadkaan wuxuu u ahaa sanad madow, bishaan horaanteedii waxaa laga reebey Champion leage, Horyaalja Premie leageu isnacway ka hareen, Waxaa taas uga sii daran ineysan ciyaarayn...
View ArticleMadaxweynaha Brundi oo booqasho ku yimid Muqdisho
Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kusoo dhaweeyey dhigiisa Brundi Pierre Nkurunziza. Booqashada Madaxweynaha Brundi ayaan aan horey loo shaacin,...
View ArticleUN Special Representative for Somalia condemns killing of parliamentarian and...
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release PRESS STATEMENT 15/2014 Mogadishu, 22 April 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG),...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo dib ugu soo laabtey Gaalkacyo
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo maalmahaan safar ku marayay Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa galabta dib ugusoo laabtey Gaalkacyo, iyadoo safarkii Madaxweynaha ee u kuurgalida deegaanada Puntland...
View ArticleTacsi– Marxuum Moxamed Muuse Cali Abukar(Soodaani) oo 22 apr.2014 ku...
Waxaan halkan tacsi looga dirayaa dhamaan Qoyska reer Sheybacali geeridii ku timid Alla ha u naxariistee Marxuum mohamed muuse ali abukar oo loo yaqaanay suudaan oo isniinta 22.04.2014 ku geeriyooday...
View ArticlePuntland president travels to Ethiopia
Gaalka’yo– 24 apr.2014–Pi– Puntland President Abdiwali Gaas has on today left the country for an official visit to neighboring Ethiopia. President Gaas told media in Gaalka’yo’s Abdullahi Yusuf...
View ArticleRaysal Wasaare Cabdi wali oo safar ku kala bixin doona Kenya, Itoobiya iyo...
Bisha May horaanteeda ayaa Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cadiwali Sheikh Axmed wuxuu bilaabayaa safaro shaqo oo uu ku aadayo Wadamada Dariska qaarkood iyo Puntland, Sida ay...
View ArticleCabinet approves Central Bank Governor and his deputy and discusses the...
Cabinet approves Central Bank Governor and his deputy and discusses the establishment of regional administrations Mogadishu, April 24, 2014 – The Prime Minister of the Federal Government of Somalia...
View ArticleMadaxweyne Dr. Gaas oo Axada Khudbad ka jeedin doona shir Caalami ah oo ka...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas” oo safar shaqo u jooga Dalka Itoobiya ayaa ajandihiisa waxaa ka mid ah Casumaad khaasa oo uu ka heley shir caalami ah oo dhaqaalaha...
View ArticleAkhriso Jadwalka shirka Caalamiga ah ee Madaxweyne Gaas uga qaybgalayo Itoobiya
TIME DAY ONE: SATURDAY 26TH April 2014 08.00 – 11.00 11.00 – 12.30 Arrival of participants and registration Special Event:The Annual Meles Zenawi lectures series: leadership in Africa: reflections...
View ArticleOn Monday, May 5, President Obama will host President Ismail Omar Guelleh of...
THE WHITE HOUSE Office of the Press Secretary Statement by the Press Secretary on the Visit of Djiboutian President Ismail Omar Guelle On Monday, May 5, President Obama will host President Ismail Omar...
View ArticleUPDF bosses sold war fuel to Somalis, says witness
Former commanding officer Hassan Kimbowa in the dock at the General Court Martial in Makindye on Thursday. He is accused of selling war fuel. PHOTO BY ABUBAKER LUBOWA By EPHRAIM KASOZI UPDF...
View ArticleVilla Soomaalia u yeertey Cali Amerika
Ka dib markii Ciidanka Booliska Kenya ay xabsiga dhigeen Safiir ku xigeenka Soomaaliya u joiga Kenya ayaa Villa Soomaaliya boorka iska jafeen waxayna ku amreen Safiirka Soomaaliya ujooga Kenya inuu...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh iyo Madaxweyne Geelle oo Jabuuti uga arinsanaya...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan shiekh ayaa maanta ka dhoofey Magaalada Muqdisho isagoo kusii jeeda kulan wada tashi ah oo Jabuuti ku dhexmari doona isaga iyo Madaxweyne Geele....
View Article