Asc ww: Salaan qaali ah kaddib jaaliyadda Jubbaland ee magaaladda Aarhus Denmark waxay idinku wargalinaysaa shir muhiim ah oo dhicidoono Maanta oo Jamce ah inshaa Allah.
Fadlan is gaarsiiya idinkuna
Jamcada 18/04/2014.
Saacaddu waa 16:00 – 20:00
Meesha waa: Foreningernes Hus, Gudrunsvej 10A,
8220 Brabrand.
Shirkaas waxaa diirada lagu saaridoonaa horumarinta ururka JDO.
Waxaa kale oo jiridoono siyaasiyiin ka waramidoonta xaaladda Jubooyinku meesha ay hadda marayso.
Waxii xog dheeraad ah waxaad kala soo xiriirikartaan xubnaha maamulka ee hoos ku xusan.
Kasoo qayb galkaagu waa noo muhiim.
Guddoomiye Mohamed Bashiir Mohamed.Tlf: 71356495
Gudoomiye ku xigeenka Faisa Mohamed Layli Tlf: 91412106.
Mahadsanidin
Maamulka ururka Jubboland.