Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa safar aan horey loo shaacin amaanka awgeed wuxuu ugu ambabaxey Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug.
Xerada Ciidamada ee ku taal Godiod ayuu saaka Madaxweynuhu booqdey, Wuxuuna halkaas kula hadley Ciidanka degan Xeradaas.
Madaxweynuhu wuxuu kaloo booqanaya deegaano kale oo Gobolka ka tirsan.
Puntlandi.com
Gaalkacyo