Wasiirada Haweenka iyo qoyska Puntland oo loo dhaariyey xilka loo magacaabay
Wasiirada Haweenka iyo qoyska Puntland Drs. Anisa Cabdulqaadir Xaaji muumin ayaa maanta 12 Feb.2014 loo dhaariyey xilka cusub ee loo magacaabay, Wasiirada ayaa maalmaha soo socda waxay xilka kala...
View ArticleXubno ka tirsan ONLF oo Guriceel lagu qabtay ka dibna Itoobiya loo gudbiyey
Maagaalada Guriceel ayaa lagu qabtey xubno ka tirsan ONLF kuwasoo maalmo ku xiraa Magaalada ka dibna waxaa loo gacan galiyey Ciidanka Sirdoonka Itoobiya. Maamulka Ehlusuna waljameeca iyo Odoyaasha...
View ArticleWar Deg Deg ah– Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay wadada gasha Garoonka...
Qarax loo badinayo inuu ismiidaamin yahay ayaa lala beegsadey wadada Gasha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, Kasoo khasaare nafeed gaystey. Wali faahfaahin lagama hayo laakiin Qaruxu wuxuu ja dhacay goob...
View ArticleFaahfaahin– Qarax lala beegsadey Gawaari galaysey Garoonka Aaden Cade Airport
Gaari laga soo buuxshey waxyaabaha qarxa uuna watay qof naftii halige ah ayaa lagu qarxiyey Gawaari loo badinayo iney Qaramada Midoobey leeyihiin oo galayay Garoonka diyaaradaha Muqdisho. Wararka soo...
View ArticleQarixii maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha agtiisa oo lagu khaarajin lahaa...
Warar isasoo taraya oo aan ka heleyno Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Weerarkii ismiidaaminta ee maanta lala eegtey Kolonyo Baabuura oo Qaramada Midoobey leeyihiin uu ahaa Weerar Qorsheysan oo lala...
View ArticleStatement attributable to Special Representative of the Secretary-General for...
A vehicle exploded close to a convoy of UN vehicles about 12.30 today near the international airport in Mogadishu. The UN in Somalia strongly condemns the attack and expresses deep sorrow at the...
View ArticleBaidoa Becoming the Next Crisis in Somalia’s Federalism Process
Shirka-BAYDHABAAfter patting itself on the back for putting a pause on the “Jubaland” crisis, Somalia and its international partners in IGAD and UNSOM will soon have to address the next federalism row...
View ArticleBreaking News– British Government advise against all travel to Somalia, Any...
The Foreign and Commonwealth Office (FCO) advise against all travel to Somalia, including Somaliland. Any British nationals in Somalia should leave. There is a high threat from terrorism, including...
View ArticleWarsaxaafadeed+Sawiro– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed...
WARSAXAAFADEED 13/02/2014 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin qaar ka tirsan Xukuumaddiisa oo galabta kasoo ambabaxay magaalada...
View ArticleBREAKING NEWS:— Biggest donor Turkey stops direct budget support to Somalia
(Reuters) – Turkey has stopped direct budgetary support to Somalia, cutting off a major source of funding for a government trying to rebuild the country after more than two decades of chaos. Turkey is...
View ArticleRoobab ma hiigaan ah oo ku hoorey Degmada Baargaal(Sawiro)
Waxaa magaalada Baargaal saacado badan oo xiriir ah ka da’ay roob Mahiigaan ah kaasoo ay ku diirsadeen dadka iyo Duunyada. Roobkan ayaa biya badan dhigay dhamaan wadooyinka iyo Baliyada dhexmara gudaha...
View ArticleAgaasimahii Wasaarada Waxbarashada Puntland oo iscasiley sababtana u sheegey...
Agaasimihii Guud ee Wasaarada Waxbarashada Puntland Maxamed Cabdiwahaab ayaa Iscasiley, Agaasimaha oo la hadley mid ka mid ah Howlwadeenada Puntlandi ayaa ka warbixiyey Iscasilaadiisa. Agaasimuhu wuxuu...
View Article‘Emperor’ Museveni, and what Puntland in Somalia teaches us about democracy...
Sources Daily minotor (Uganda) So, reports have it, the ruling National Resistance Movement (NRM) caucus has endorsed President Yoweri Museveni to run as its candidate, unopposed, in 2016. I had never...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo kulan horudhac ah la yeeshay madaxa JPLG...
Warsaxaafadeed;-Isniin, Garowe, 17, 02, 2014- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka kulan isbarasho ah la qaatay madaxa JPLG Somalia Patrick Doung, Mashruuca JPLG...
View ArticleMadaxweynihii hore ee Puntland Dr. Faroole oo Nairobi lagu gudoonsiin doono...
Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa ku guuleystey Abaalmarin caalami ah oo ku saabsan Dimoqoraadiyada iyo dowlad wanaaga, abaal marintaas ayaa la gudoonsiin...
View ArticleWarsaxaafadeed+Dhagaysi+Sawiro “Golaha Wasiirada Puntland oo ka shiray...
Warsaxaafadeed Isniin, Garowe, 17, 02, 2014- Gollaha wasiiradda Puntland ayaa Madaxtooyada magaalada Garowe ku yeeshay shirkoodi todobaadlaha ahaa, waxana shir gudoominayay madaxweynaha Puntland...
View ArticleWasiir ku xigeenka Gaadiidka iyo Dekadaha Puntland oo la kulmey jaaliyada...
Hay’adda Raja For Africa Iyo Puntland Diaspora Forum Ayaa maanta Qado Sharaf ugu samaysay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Dekedaha Puntland State of Somalia Injineer Cabdirashiid Gaanni...
View ArticleWar Deg Deg ah– Taliyihii u sareeyey Ciidanka amaanka Jubaland oo Kismaayo...
Ciise kaambooni oo ahaa Taliyihii ugu sareeyay Ciidanka Amaanka Jubaland ayaa caawa fiidkii lagu diley Kismaayo, Mid ka mid ah ilaaladiisa ayaa isna isla goobta ku dhintey mid kalena waa dhawac....
View ArticleBaaritaan ka socda Kismaayo, Isgaarsiintii oo la damiyey iyo Shabaab oo...
Kismaayo–18 Feb.2014–Pi– Kismaayo waxaa saaka waabariga lala soo kacay teleefoonadii oo hawada ka maqan iyo howlgal ay wadaan Ciidanka Amaanka Jubaland. Sargaal ka tirsan ciidanka oo la hadleey...
View ArticleFadeexad– Afhayeenka reer Jabuuti ee ciidanka Amisom Col. Ali Haamud oo ku...
Safiirka Somaaliya u fadhiya dalka Uganda Hassan Shire ayaa xalay casho sharaf ugu sameyey Restaurant Le petit Village ee magaalada Kampala afhayeenka reer Jabuuti ee Ciidamada Amisom Col.Ali Haamud...
View Article