Wasiirada Haweenka iyo qoyska Puntland Drs. Anisa Cabdulqaadir Xaaji muumin ayaa maanta 12 Feb.2014 loo dhaariyey xilka cusub ee loo magacaabay, Wasiirada ayaa maalmaha soo socda waxay xilka kala wareegeysaa Wasiiradii hore ee Wasaarada Xaliimo Xasan Xaaji Cusmaan.
Dhaarinta Wasiirada waxaa Goob joog ahaa Madaxweynaha Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed cali Gaas, waxayna dhaarintu ka dhacdey Madaxtooyada.