Maagaalada Guriceel ayaa lagu qabtey xubno ka tirsan ONLF kuwasoo maalmo ku xiraa Magaalada ka dibna waxaa loo gacan galiyey Ciidanka Sirdoonka Itoobiya.
Maamulka Ehlusuna waljameeca iyo Odoyaasha deegaankaa ayaa ka dambeeyey xariga xubnahaan iyo u dhaadhicinta Itoobiya.
Warar laga helayo Ururka ONLF waxay ku eedeeyeen Xariga xubnahaan Odoyaasha deegaanka Guriceel iyo Ururka Suna w
al jameeca.
Puntlandi.com
Gaalkacyo