Qarax loo badinayo inuu ismiidaamin yahay ayaa lala beegsadey wadada Gasha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, Kasoo khasaare nafeed gaystey.
Wali faahfaahin lagama hayo laakiin Qaruxu wuxuu ja dhacay goob ka mid ah goobaha sida weyn loo ilaaliyo.
Faahfaahinta naga filo goor dhow
Puntlandi
Muqdisho